Iran oo Lagu Casuumay Kulan Nabadeedka Syria

Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah ugu casuuntay Iran inay ka qeyb gasho wada hadalada nabadeed ee Syria, wadahadaladaa oo la qorsheeyay in maalinta Arbacada ah ay ka furmaan dalka Switzerland.   Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa u sheegay wariyeyaasha Axadii shalay inuu aaminsanyahay in Iran loo baahanyahay inay qeyb ka noqoto … Continue reading Iran oo Lagu Casuumay Kulan Nabadeedka Syria